Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Dawladda oo Kaxabaxay Buurhakaba
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:772
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 16 2008
Ciidamada Dawladda oo Kaxabaxay Buurhakaba
Written by Ali Moallim   
Sunday, 16 March 2008

Buurhakaba,(insidesomalia.org)-Ciidamda Dawladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Madaxda Maamulka Degmada Buurhakba ayaa guud ahaanba faaruqiyey Demada Buurhakaba oo iyadu ka tirsan Gobolka Baay,kadib markii la maqley in ay ku soodhowaadeen Ciidamada Al-shabaab oo beryahan dhaqdhaqaaq Miritiri kawada Deegaanadaasi.

Ciidamada guuray ayaa halkaas ka qaatay qalabkoodii ,oolaa waxayna baneeyeen Demada iyagoo u jihaystay dhanka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Demada Buurhakaba ayaan Maanta ku sugayn ruux ka tirsan Maamulka degmada iyo Saraakiisha Dawladda,waxaana Buurhakamba noqonaysaa Degmadii labaad oo looga cararo casida dagaalyahaniinta Al-shbaab.

Sidaas oo kale Ciidamada Dawladda ayaa isaga baxday Degmada diinsoor oo horay isagu hardiyeen kooxda Al-shabaab iyo ciidamada dowladda, iyadoo halkaas lagaga awood roonaaday oo laga eryey kooxda Shabaab ayaan hadana la ogayn sababta kaliftay in Dawladu isaga baxdo Degmada Diinsoor.

war Maanta ka soo baxay Maamulka Gobolka Baay ayaa lagu sheegay in degmada Buur hakba ay u diri doonaan Ciidamo xoogin ah oo waxa ka qabto Ammaanka Degmada si Gacanta Dawlada loogu soo celiyo Degmadaasi Buurhakaba oo hada cidina gacanta ku heynin Maamulkeeda,kadib markii ay Manta Isagabaxeen Maamulka Degmada iyo Ciidamada Booliska .

Dhowaan ayaa Degmada Buurhakaba waxaa lagu dilay laba askari oo ka tirasan kuwa Dawlada,ayadoo bishii nagatagteyna ay weerareen kooxaha kasoohorjeeeda Dowlada, kuna dileen Shan askari oo katirsan Ciidmada Booliska Dowladda.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >